Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Mr Gesey oo Sharci Daro ku Tilmaamey Iscasilaadii Gudoomishasha
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 30 2008
Mr Gesey oo Sharci Daro ku Tilmaamey Iscasilaadii Gudoomishasha
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 30 July 2008

BAYDHABO,(insidesomalia.org)- Guddoomiyaha Gobolka Bay ayaa dhaliilay iscasilaadii qaar ka mid ah xubnihiin maamulada Gobolka Bay isla markaana ay tahay mid Sharci daro ah.

 

Gudoomiya Gobolka Bay Cabdifitaax Max'ed Ibraahi (Geeseey) oo xalay u waramayay Idaaacadaha Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in xubnihii dhawaan iska casilay xilkii ay ka hayeen Maamulka Degmooyinka Gobolka Bay ay yihiin  kuwo aan xil qaadi Karin, isla markaana isaga tagay xilkii loo dhiibay iyagoo aan sameeyn wax xil wareejin ah.

 

Geeseey ayaa intaa raaciyay in Degmooyinka Gobolka Bay loo sameeyn doono Maamulo cusub, isla markaana kuwa is casilay aan mar danbe la aamini doonin, mana jiraan cid ka aqbashay xil wareejintooda, waana lala xisaabtami doonaa ayuu intaa ku sii daray.

 

Hadalka Godoomiyaha Gobolka Bay Mr Geesey ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xili dhawaan qaar kamid ah Maamulada Degmooyinka Gobolka Bay ay iska casileen xilkii ay ka hayeen Degmooyinkaasi sababo kala duwan oo ay sheegeen.

 

Beryahan dabe ayaa waxaa soo badaneysa in ay iskasilaan Masuuliyeen xil loo dhiibey oo kala tirsan maamul goboleeydyo dalka ku yaala iyo weliba Masuuliyiin kale oo katirsan dowlada Federalka KMG ah ee Soomaaliya.

 

Mas,uuliyiinta is casilaeysa aya waxaa loo aneynayaa inta badan amaandarida iyo dagaalaa kajira wadan iyo wada shaqeyn la,aan lasheego in ay kajirto Mas,uuliyiinta dhaxdooda.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >